DF oo war ka soo saartay xaaladda Soomaalida ku sugan dalka Ukraine

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaa u farxad ah in ay ku dhawaaqdo in 348 muwaadin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa gudaha dalka Ukraine iyo soohdintiisa oo qaarkood caddaymo la’aan ahaa la soo badbaadiyay. Waxaa intaasi dheer, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa fududeysay in 65 arday lagu meeleeyo xarumaha tacliinta sare ee … Continue reading DF oo war ka soo saartay xaaladda Soomaalida ku sugan dalka Ukraine